Berlin —
Mudanayaasha baarlamanka dalka Jarmalka ayaa toddobaadkii tagay ansixiyay sharci dabcinaya qaadashada dhalashada Jarmalka, islamarkaana meesha ka saaraya sharci diidayay heysashada laba jinsiyadood.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa London kasoo diray Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Jarmalka oo fududeeyey qaadashada dhalashada dalkaas