Jabuuti oo Maanta Laga Xusay 27-ka June

Djibouti

Dalka Djibouti ayaa maanta waxaa laga xusay maalinta xoriyadda Jamhuuriyadda Djibouti oo sanad walba la xuso 27-ka bisha June.

Waxaa ka soo wareegtay 39 sanadood markii Djibouti ay madax banaanideeda ka qaadatay gumeystihi Faransiiska, 27-kii bishii June sanadkii 1977-kii.

Munaasabadda xuska maalintaas ee maanta dhacday, waxaa Djibouti inooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo xustay 27-ka June