Jabuuti oo ka walaacsan markab ku xayiran xeebta Xudayda

Dalka Jabuuti ayaa walaac xooggan ka muujinaya markab nooca qaada shidaalka oo ku xayiran xeebta magaalada Xudayda ee dalka Yaman.

Dalalka gobolka Geeska Afrika iyo guud ahaan mandiqadda ayaa ka cabsi qaba in shidaalkaasi ku daato bii’ada, masiibana ay ka dhalato.

Ramadaan Muuse ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo ka walaacsan markab ku xayiran xeebta Xudayda