Jabuuti oo gashay maalinkii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada

Jabuuti Djibouti

Dalka Jabuuti waxaa ka socda hawlaha loogu diyaar garoobayo cod bixinta doorashada baarlamanka ee dalka ka qabsoomi doonta maalinta bari ee 24-ka Febraayo 2023.

Shacabka ayaa dooran doona xubnaha xildhibaanada fadhiisan doona shanta sano ee soo socota golaha baarlamanka 9-aad ee dalka Jabuuti.

Dhinac kale waxaa kusoo qul-qulaya dalka goob-joogayaasha caalamiga u xil saaran kor-meerka iyo kor-joogga qaabka ay u dhacayso cod bixintu.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti oo gashay maalinkii ugu dambeeyey ee ololaha doorashada