Jabuuti iyo Itoobiya oo heshiis ka gaaray muran u dhaxeeyey

Jabuuti Itoobiya

Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya ayaa Khamiisti shalay aheyd sheegay in ay isfaham ka gaareen muran dhinaca ganacsiga ah oo dhawaan soo kala dhex-galay.

Muranka ayaa ku saleysnaa qiimo-koror lagu sameeyay khudaarta iyo jaadka Jabuuti uga yimaada dhinaca Itoobiya.

Warbixintaan waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee Jabuuti Ramadan Musa.

Your browser doesn’t support HTML5

Jabuuti iyo Itoobiya oo heshiis ka gaaray muran u dhaxeeyey