Gaza —
Israa’iil ayaa gashey weji cusub oo weerarada ay ku hayso Marinka Gaza ah, iyadoo ku dhawaaqday Isniintii inay dhimi doonto tirada askarteeda ee Gaza, islamarkaana ay sii wadi doonto hawlgallo dheeraad ah oo ka dhan ah Xamaas.
Your browser doesn’t support HTML5
Israel oo weji cusub gelisay dagaalka Marinka Gaza