Israel oo sheegatay dilka dagaal-yahano ka tirsan Islamic Jihad

Milatariga Israa’iil ayaa Khamiista maanta ah sheegay in ay dileen laba dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Islamic Jihad kuwaas oo ku lug lahaa sida ay Israel sheegtay weerar ay dad ku dhinteen oo lagu qaaday bas marayey daanta galbeed horaantii bishan.

Warbixin ay arrintan ka qortay VOA waxaa inoo soo koobaya Maxamed Cabdi Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Israel oo sheegatay dilka dagaal-yahano ka tirsan Islamic Jihad