Israel oo shacabka Falastiin ku amartay inay ka guuraan Rafah

Dawladda Israel ayaa dadka ku dhaqan Bariga magaalada Rafax amartay inay u guuraan degaan kale oo ay ku jirto Khaan Yuunis, iyadoo la filayo inuu bilowdo hawlgal milatari oo ay in muddo ah ku hanjabayeen milatariga Israel.

Warbixino ay qoreen VOA, Reuters iyo AFP waxaa inoo haysa Caasha Ibraahim Aadan

Your browser doesn’t support HTML5

Israel oo shacabka Falastiin ku amartay inay ka guuraan Rafah