Israel oo maanta 24 askari looga dilay dagaalka Gaza

Israa’iil ayaa Talaadada maanta ah sheegtay in 24 askarteeda ah looga dilay Marinka Gaza, halkaasi oo ay kula dagaalamayaan ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta.

Waa mid ka mid ah maalmihii ugu xumaa ee soo mara ciidamada Israa’iil tan iyo markii uu bilowday olalaha ay Israa’iil sheegtay in ay ku ciribtireyso kooxda Xamaas.

Faahfaahinta warkan waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Israel oo maanta 24 askari looga dilay dagaalka Gaza