Go’aanka uu ku dhawaaqay dacwad oogaha maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee uu ku doonayo in la soo xiro labada hogaamiye ee Israa’iil iyo Xamaas oo lagu eedeeyay dambiyo dagaal, ayaa dhaliyay carada labada dhinac ee la eedeeyay.
Wariyaha VOA-da Ricki Rosen ayaa warbixintan ka soo diray Tel Aviv. Xuseen Barre ayaa faahfaahinta inoo haya.
Your browser doesn’t support HTML5
Israel iyo Xamas oo si caro leh uga jawaabay go'aanka Maxkamadda ICC