Islaam naceybka oo kusoo badanaya dalka Jarmalka

Germany

Daraasad lagu sameeyey jaamacada Leipzig oo ku taalla Jarmalka ayaa lagu sheegay in nacaybka dadka muslimiinta ee Barriga Jarmalka uu kor u kacay iyada oo dad ra’yi laga ururiyey boqolkiiba 46.6 ay soo jeediyeen in la mamnuuco in muslimiintu soo degto dalkaas Jarmalka.

Warbixin gaar ah oo ku saabsan amuurtan waxaa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOAda Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Islaam Naceybka oo kusoo badanaya dalka Jarmalka.mp3