Isbeddelo waa weyn oo ka socda Muqdisho
Your browser doesn’t support HTML5
Isbeddelo waa weyn iyo horumar ayaa ka socda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Weriye Jamaal Axmed Cusmaan oo dhowaan kasoo laabtay magaalada ayaa uga warramay Maxamed Cabdi Sandheere.