Intee le'egtahay rajada dib u doorasho ee Erdogan?

Waxaa meel xasaasi ah maraya ololaha doorashada madaxtinimada ee dalka Turkiga oo dhici doonta 14-ka May, oo ay ku tartamayaan madaxweyne Erdogan iyo hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka ee Kemal Kılıcdaroglu.

Aad ayaa loogu kala duwan yahay Bari iyo Galbeed cidda guushu raaci doonto. Madaxweyne Erdogan ayaa dib ugu soo laabtey ololaha kaddib xanuun yar oo lasoo darsey.

Haddaba maxaa laga filayaa doorashada, madaxweyne Erdogan rajo ma leeyahay, oo dib ma loo dooran doonaa.

Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil ayaa ka wareystay Cabdifatax Xasan Yusuf, oo fallanqeeya arrimaha Turkiye iyo Barriga Dhexe doorashada iyo halka wax marayaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Intee le'egtahay rajada dib u doorasho ee Erdogan?