India oo masaafurisay weriye Faransiis ah oo muddo ku nooleyd dalkaas

Wariye muddo dheer ku nooleyd dalka India una dhalatey France ayaa laga masaafuriyey dalka India, kadib markii ay madaxda dalkaasi ku eedeeyeen inay qortey warar khatar leh oo dhaleeceen ay ku jiraan.

Warbixintan uu qoray Shaikh Azizur Rahman oo ka tirsan VOA waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

India oo masaafurisay weriye Faransiis ah oo muddo ku nooleyd dalkaas