Imaamyada Gaarisa oo la guddoonsiiyay kaararka caymiska caafimaad

Wajir county, Kenya

Sanduuqa horumarinta Bariga Wajeer ayaa markii ugu horreysay 300 oo ka mid ah Imaamyada iyo mu’adimiinta Masaajidda Wajeer guddoonsiiyay kaararka caymiska caafimaadka.

Warbixin ku saabsan arrintan waxaa Gaarisa ka soo diray Wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Imaamyada Gaarisa oo la guddoonsiiyay kaararka caymiska caafimaad