Khartoum —
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka sokeeye ee dalka Sudan oo sanad jirsaday. Dagaalka oo billowday 15-kii April 2023, ayna isku hayaan laba jeneral, ayaa waxaa ku dhintay shacab badan, wuxuuna dhaliyey barakac xooggan.
Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaas Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
ILEYSKA VOA: Dagaalka sokeeye ee Sudan oo sanad jirsaday