Washington —
Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay gaashaanbuurta NATO oo 75 sano jirsatay iyo caqabadaha uu ururku wajahayo xilligan, ayada oo Ruushku uu duullaan ku qaaday Ukraine. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan
Your browser doesn’t support HTML5
Ileyska VOA: Caqabadaha ay wajaheyso NATO 75 sano kadib aas-aaskeeda