Sawirro: Qaraxyadii Masaajid ku yaalla Kano, Nigeria

In kabadan 102 qof ayaa ku dhintay qaraxyo ka dhacay masaajid ku yaalla Kano, Nigeria.

Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii masaajidka oo lagu daweynayo cisbitaal. Kano, Nigeria, Nov. 29, 2014 

Booliska Nigeria oo ku sugan goobta ay qaraxyadu ka dhaceen, Nov. 28, 2014.

Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii masaajidka oo lagu daweynayo cisbitaal. Kano, Nigeria, Nov. 29, 2014 
 
Dad qiimaynaya burburka masaajidka ka soo gaaray qaraxyadii dhacay Jimcihii. Kano, Nov. 29, 2014.