Horyaalka BAL: SLAC (Guinea) oo 90-74 kaga adkaatay CFV Beira (Mozambique)

Your browser doesn’t support HTML5

Kooxda SLAC ee dalka Guinea ayaa 90-74 kaga adkaatay kooxda CFV Beira ee dalka Mozambique, cayaar ka tirsaney horyaalka kubadda kolayga Afrika (BAL) ee ka socda magaalada Dakar ee dalka Senegal.