Horyaalka BAL: REG (Rwanda) oo 75-74 kaga adkaatay US Monastir (Tunisia)

Your browser doesn’t support HTML5

Kooxda ka socota Rwanda ee REG ayaa 75-74 kaga adkaatay kooxda US Monastir ee dalka Tunisia, cayaar ka tirsaneyd Horyaalka Kubadda Kolayga (BAL) oo ka socda magaalada Dakar ee dalka Senegal.