Horyaalka BAL: AS Sale (Morocco) oo 91-84 kaga badisay DUC (Senegal)

Your browser doesn’t support HTML5

Kooxda AS Sale ee dalka Morocco ayaa 91-84 kaga adkaatay kooxda DUC ee Senegal, cayaar ka tirsaneyd horyaalka Kubadda Kolayga Afrika ee BAL .