Hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub oo maanta gaaray Ukraine

Hogaamiyeyaasha Midowga Yurub ayaa Khamiista maanta ah gaaray magaalada Kyiv si ay shacabka Ukraine ugu gudbiyaan farriin ay isku garab-taagayaan.

Madaxweynaha Ukraine ayaa isna ka digay dib u riixista ciidanka Ruushka ka hor sannad guurada koowaad ee kasoo wareegtay duullaanka uu Ruushka ku qaaday Ukraine.

Warbixin ay wakaaladaha wararka Associated Press, Reuters iyo Agency France-Presse, arrintan ka qoreen waxaa noo soo koobaya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxda Midowga Yurub oo maanta gaaray Ukraine