Hoggaamiyaha militariga Sudan oo eryay xubno ka mid ah Golaha Qaranka

Jeneral Abdel-Fattah Burhan

Hogaamiyaha milatariga Sudan ayaa Talaadadi eryay qaar ka mid ah xubnaha Golaha Qaranka ee Sudan, xilli ay meel meel sare marayaan qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan dalkaasi dhaca Bariga Africa.

Warbixintaan waxaa noo soo diray weriyaha VOA ee Qaahira Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Hogaamiyaha milatariga Sudan oo eryay xubno ka mid ah Golaha Qaranka