Hambalyadda iyo Heesaha

Hambalyadda iyo Heesaha oo ay dhagaystayaashu ku soo gudbiyaan waraaqaha hambalyadda iyo salaamaha

Waa barnaamij ay dhagaystayaashu ay ku gudbiyaan hambalyadda iyo tahniyaddaha kala duwan ee ay hawada uga gudbinayaan eheladooda iyo asxaabtooda, aqal galay ama ubadku u dhashay.

Fadlan waraaqihiina ku soo hagaajiya somali@voanews.com