Hambalyadda iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyadda iyo Heesaha waxaan idinku haynaa waraaqaha salaamaha, tahniyadaha, iyo hambalyooyinka aad hawada uga marinaysaa eheladiina iyo saaxiibadiin iyo waliba heeso macaan.

Haddii aad doonaysaan inaad barnaamijkan ka qeybgashaan waxaad waraaqihiina kusoo hagaaji kartaan ciwaanka ah somali@voanews.com.