Caalamka Guterres oo sheegay in dalalka Afrika loo diiday deyn cafinta February 19, 2023 Mohamed Bashir Abdurahman New York — Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Sabtidii sheegay in dalalka Afrika loo diiday deyn cafinta ay u baahnaayeen, waxaana uu xusay in dhaqaale la’aan darteed ay qaaradda Afrika wajahayso xaalad aad u adag. Maya Miskir ayaa warkan noo diyaarisay, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya. Your browser doesn’t support HTML5 Deyn cafinta qaaradda Africa.mp3