Guddiga QM oo dhageysanaya eedeymaha xadgudubyo ee Falastiin
Geneva —
Guddiga Caalamiga ah ee Madaxa-bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhulka la haysto ee Falastiin ayaa magaalada Geneva ka billaabi doona dhegaysi-dadweyne oo la xidhiidha eedaymaha ku saabsan xad-gudbyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee ka dhacay Falastiin.
Wariyaha VOA-da Lisa Schlein ayaa warbixintan ka soo dirtay Geneva, Xuseen Barre ayaa inoo faahfaahinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Guddiga QM oo dhageysanaya eedeymaha xadgudubyo ee Falastiin