Golaha deegaanka Toronto oo ansixiyay mooshin Soomaalida ku saabsan
Toronto —
Golaha deegaanka ee magaalada Toronto oo ay ku badanyihiin Somalida Canada ayaa ansaxiyey mooshin lagu dhisayo xarun weyn oo dhaqanka iyo madadaalada ah oo u gaar ah Somalida degan magalaadasi.
Xaruntan ayaa ahmiyada loo dhisayo ay tahay sidii ay wax uga qaban lahayd caqabadaha haysto Somalida halkaasi.
Warkan waxa akasoo diray magaalada Toronto wariyaha VOA-da Hussein Nur Haji.
Your browser doesn’t support HTML5
Golaha deegaanka magaalada Toronto oo ansixiyay mooshin ku saabsan Soomaalida.mp3