Giriigga oo diyaar u ah inuu Turkiga kala heshiiyo muranka xudduud badeedka 

Dowlada Giriiga ayaa sheegtay inay diyaar u tahay wadahadal ay la galaan Turkiye, si xal loogu helo ismaandhaafka soohdinta biyaha oo dhowr jeer ay labada dal ku sigteen in dagaal ku dhex maro.


Warbixin ku saabsan amuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihfid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Wadahadallada Turkiga iyo Giriigga.m4a