Gobolka California ee Maraykanka waxaa ku yaalla, geedka lagu magcaabo General Sherman, kaas oo ah geedka ugu ballaaran caalamka. Cilmi-baadhayaal kala duwan oo ku takhasusay dhinaca deegaanka ayaa baaris ku sameeyey xaaladda caafimaad ee geedkan iyo inay haystaan haliso degdeg ahi, hase ahaatee waxay sheegeen in xaaladdiisu ay aad u wanaaagsan tahay.
Haddaba wararkii ugu dambeeyey ee ay wakaaladaha wararku ka qoreen arrintan waxaa innoo haysa Sahra Ciidle Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5
Geedka ugu weyn dunida oo ka gudbay tijaabada caafimaadka