Kenya: Saddex qof oo ku dhintay weerar lagu tuhmayo Al-Shabaab
Garissa —
Saddax qof ayaa ku dhintay, kuwo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax loo maleynayo in kooxda Al-shabaab ay ku weerartay gaari ay saarnaayeen booliska oo marayay deegaan u dhow magaalada Gaarisa ee waqooyiga Bari Kenya.