Ganacsatada Soomaalida oo ay saameysay tallaabadii dowladda Kenya

Ganacsatada yar yar ee Kenya ayaa sheegaya in durbaba ay dareemeen saamaynta ka dhalatay tallaabadii ay dhowaan dowladda Kenya ay canshuurta ugu kordhisay ganacsiga dalkaasi.

Ganacsatadaasi waxaa ka mid ah ganacsatada Soomaalida, oo si lamid ah sida ganacsatada kale ee Kenyanka ah dareemaya culeyska canshuurta iyo saamaynta hoos u dhaca dhaqaale ee wadanka ka taagan.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Ganacsatada Soomaalida oo ay saameysay tallaabadii dowladda Kenya