Kenya oo hakisay dal-ku-galka baasaboorka Soomaaliya
Somalia passport
Nairobi —
Ganacsatada Soomaalida ee ka shaqaysta xarumaha lagu iibiyo tigidhada diyaaradaha, gaar ahaana kuwa Nairobi iyo Muqdisho ayaa ka walaacsan saamayn xooggan oo uu ganacsigooda ku yeeshay hakad ku yimid dal kugalka Kenya ee dadka ku safra Baasaboorka Soomaaiya kaasoo toddobadyadii lasoo dhaafay hakad iyo ciriiri ku jiray.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo soo direy wariyaheena Khadar Mohamud Xareed
Your browser doesn’t support HTML5
Kenya oo hakisay dal ku-galka baasaboorka Soomaaliga ah.mp3