Gaarisa: Boqolaal arday oo helay waxbarasho bilaash ah

Sanduuqa horumarinta Degmada Faafi oo katirsan maamulka Garissa ee gobolka Soomaalida ee Waqooyi Bari Kenya ayaa boqolaal araday oo dugsiga sare ku bireysa sanadkan ka bixanayo lacagaha waxbarashada iyo dhamaan adeegyada aas-aasiga u ah waxbarashada afarta sano ee soo socota.

Wariyaha VOA-da Maxamed Farax Shire ayaa warkan ka soo diyaray deegaanka NAANIGI oo ka tirsan dagmada Faafi.

Your browser doesn’t support HTML5

Gaarisa: Boqolaal arday oo helay waxbarasho bilaash ah