Faransiiska oo u yeertay safiirkiisa Burkina Faso

Faransiiska ayaa maanta oo Khamiis ah sheegay inay dib ugu yeerayaan safiirkooda Burkina Faso, maalin kadib markii ay aqbaleen dalab ka yimid ciidamada talada haya ee ku saabsan in ciidamada Faransiiska ka baxaan gobolka Sahel ee hore Faransiiska u gumeeysan jiray.

Warbixin ay AFP qortay waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

Faransiiska oo u yeertay safiirkiisa Burkina Faso