Fallanqeyn: Maxay ka dhigan tahay booqashada Biden ee Ukraine?

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa booqasho lama filaan ah maanta ku tegay caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv, kahor sanad-guurada koowaad ee billowga duulaanka Ruushka ee dalkaas.

Biden oo booqashadan ay u aheyd tii ugu horreysay ee uu ku tego dalkaas tan iyo billowgii dagaalka ayaa la kulmay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa arrimahan ka wareystay Maxamed Nuur Qalimow oo ka faallooda arrimaha Yurub, degenna UK.

Your browser doesn’t support HTML5

Fallanqeyn: Maxay ka dhigan tahay booqashada Biden ee Ukraine?