Falanqeyn: Xiriirka 60 jirka ah ee Mareykanka iyo Kenya
Kenyan President William Ruto (L) and US President Joe Biden point to the crowd during an official arrival ceremony on the South Lawn of the White House in Washington, DC, on May 23, 2024.
Booqashadii uu madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ku yimi dalkan Maraykanka ayaa hadalhayn badan ka dhalisay gudaha dalkaas, iyada oo qodobada ay shacabka dalkaasi falanqaynayaan ay ku jiraan duulimaadka gaarka ah ee uu adeegsaday iyo kharashka ku baxay, iyo weliba nooca heshiisyada ee ay wadagaleen dawladda Maraykanka.
Haddaba weriyaha VOA MAryan Maxamuud Barre ayaa arrimahan wax ka weydiisay Dr. Cabdisalaan Aadan MAxamed oo ah aqoonyahan reer Kenya ah.