Fallanqeyn: Shacabka Mareykanka oo berri u dareeri doona doorashada xilliga dhexe
Washington —
Shacabka Mareykanka ayaa berri oo Talaado ah u dareeri doona goobaha codbixinta ee doorashada xilliga dhexe, iyada oo ku dhawaad 40 milyan oo ruux ay horay codkooda u dhiibteen.
Musharraxiinta tartameysa oo gaaraya boqollaal ayaa ku tartamaya dhammaan 435-ka kursi ee Aqalka Wakiillada iyo 34 kursi oo ka mid ah Aqalka Sanetka.
Haddaba muhiimadda doorashadan ayaa Nur Xasan Nur uu ka wareystay, Farax Aw-Maxmud Maxamed oo ka faallooda siyaasadda Mareykanka, kuna nool gobolka Minesota.
Your browser doesn’t support HTML5
Falanqeyn ku saabsan doorashada xilliga dhexe ee Mareykanka.mp3