Falanqeyn: Muxuu Pele kusoo kordhiyay Kubadda Cagta dunida?

FILE - Brazilian soccer legend Pele poses for photographers with an inflatable soccer ball after a press conference in Berlin, June 7, 2006.

Pele oo ahaa boqorkii Kubadda Cagta ee Brazil, kaas oo ku suntan taariikhda Kubadda Cagta ee dunida ayaa xalay ku geeriyooday Isbitaaalka Israelite Albert ee magaalada Sao Polo.

Haddaba muxuu Pele kusoo kordhiyay Kubadda Cagta? Maxaase lagu xagu xasuusan doona? Waxaa falanqeynaya Cabdulqaadir Mursal Samakaab iyo Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu Pele kusoo kordhiyay Kubadda Cagta?.mp3