Falanqeyn ku saabsan natiijada doorashooyinkii South Africa

FILE PHOTO: National Results Operation Centre of the Electoral Commission of South Africa

Xisbiga haya talda Koonfur Afrika ee African National Congress (ANC) ayaa ku guuldarraystay inuu helo aqlabiyadda baarlamaanka dalkaais kadib doorashadii dhacday Arbacadii. Natiijadan ayaa ka dhigan in ANC ay raadsadaan isbahaysi si ay usoo dhisaan dawlad.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn ku saabsan natiijada doorashada Koofur Afrika

Haddaba wararkan ayaa Cabdixakiin Maxamuud Shirwac uu ka waraystay Cabdullaahi Cali Xasan oo shahaadada PhD ka diyaarinaya Jaamacadda Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, cilmi-baarana ka ah Xarunta Afrika ee magaalooyinka.