Sawirrada Maanta

Aaska wiilka yar ee badda ku dhintay, Kobani, Syria.

Dad u baroor diiqaya oo ka qeybgalay aaska wiilka iyo hooyadii iyo walaalkii kuwaasoo ku dhintay markii ay dooni kula dagtay xeebaha Turkey.

Baabuur galbinaysa maydka wiilka yar ee baddu soo tuftay, waxayna u socdaan magaalada Kobani, ee u dhow xadka Syria iyoTurkey,  Turkey, Sept. 4, 2015.

Booliska kor kala socda dibadbax sameynayaa muhaaijriinta, xarunta tareenada Bicske ee Hungary, Sept. 4, 2015

Muhaajiriin sita boorar oo ku sugan xarunta tareenada Keleti ee magaalada Budapest, Hungary, Sept. 4, 2015.

Garab yar oo sidata boor uu ku qoran yaha "Waxaan doonaynaa Germany", waxay ka mid ahayd dad ku dibadbaxayay xarunta tareeka Bicske, Hungary, Sept. 4, 2015.

Magangelyo-doonayaal hurda xarunta tareenada dhulka hoose laga raaco ee Budapest, Hungary, Sept. 4, 2015.

Rag muhaajiriin ah oo dad isku diirinaya banaanka hore ee xarunta tareenada Bicske, Hungary, Sept. 4, 2015.

Muhaajiriin ku dhexjira tareen, Bicske, Hungary, Sept. 4, 2015.

Nin sita boor ay ku qoran yihiin "Aaway dunidii" wuxuu ku sugan yahay, Bicske, Hungary, Sept. 4, 2015.

Abdullah Kurdi, aabaha dhalay wiilka yar ee badda ku dhintay oo ilmeynaya, Mugla, Turkey, Sept. 3, 2015.

Mid ka mid ah booliska oo sida maydka wiilka yar ee baddu soo tuftay, Bodrum, Turkey, Sept. 2, 2015.