Eritrea oo dib ugu soo noqotay xubinnimadii IGAD

Afwerki

Dalka Eritrea ayaa dib ugu soo noqotay xubinnimada urur goboleedka IGAD, oo ay ka baxday 16 sano ka hor.

Wasiirka warfaafinta dalka Eritrea ayaa sheegay in ay tahay tallaabadii u dambaysay ee uu dalkaasi dib ugu soo celinayo xidhiidhka dalalka deriska la ah.

Warbixintan waxa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Eritrea oo dib ugu soo noqotay xubinnimadii IGAD