London —
Damacii ay dalalka Finaldn iyo Sweden ka lahaayeen in ay ku biiraan Gaashaanbuurta NATO ayaa u muuqda mid ceel dheer ku dhacay, kadib marki Turkiga oo xubin ka ah NATO uu mar kale ku celiyay inuusan oggolaan doonin xubinnimada dalalkan ee Isbaheysiga NATO.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa London kasoo diray, wariyaha VOA-da ee Yurub, Cabdixafid Cawil Ismacil.
Your browser doesn’t support HTML5
Erdogan oo ku hanjabay inuu hor istaagi doono codsiga Finland iyo Sweden ee ku biirista NATO