Duufaano culus oo ku dhuftay dalka Malawi

Dowlada Malawi ayaa u hakisey duulimaadyadii, Iskuuladii na xirtey deeganada Koonfureed ee dalkaasi sababo la xariira duufaanta Freddy oo dishey ugu yaraan 40 qof, sida ay sheegeetey hayada Maareeynta Masiibooyinka ee dalkaasi.

Sahra Cabdi Axmed ayaa soo jeedineysa warbixin uu soo diray Lameck Masina.

Your browser doesn’t support HTML5

Duufaano culus oo ku dhuftay dalka Malawi