London —
Dowladda Britain ayaa billowday inay qabqabato dadka sida sharci darrada ku jooga dalkaasi, kuwaasoo ay qorsheyneyso inay u tarxiisho dalka Rwanda.
Tallabadan ayaa imaanaysa todobaadyo kadib markii raisalwasaaraha Britain Rishi Sunak uu ku dhawaaqay dhaqangalinta qorshahan.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa arrimahaasi ka waraysatay wariyaha VOA-da ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Axmed Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Tarxiilka UK