Dowladda Jabuuti oo abaal-marisay guddiga arrimaha Xajka

Madaxtooyada Jabuuti

Dowladda Jabuuti ayaa markii ugu horraysay abaalmarinno guddoonsiisay guddiga arrimaha xajka ee dalkaasi, taasi oo ay ku muteysteen sidii ay u maareeyeen howlihii xajka ee sanadkaan 2024-ka oo Jabuuti ay sheegtay inuu hab wanaagsan ugu soo dhammaadaay.

Wasaaradda Diinta ee Jabuuti ayaa sheegtay in sanadkan Xujeyda dalkaasi ay ay heleen adeegyadii ay u baahnaayeen intii ay ku sugnaayeen dhulka barakaysan boqortooyada Sacuudiga, Xaajiyaashana ay kujireen gudashada waajibaadka Xajka.

Ramadaan Muuse ayaa warkaan kasoo diray Jabuuti.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Jabuuti oo abaal-marisay guddiga arrimaha Xajka