Dowladda iyo ganacsatada Kenya oo xal ka gaaray khilaaf ka taagnaa shidaalka

Dowladda iyo Ganacsatada Kenya ayaa xal ka garay dhibaatooyin maalmihii lasoo dhaafay ka taagnaa isticmaalka shidaalka gaadiidka ee dalkaasi, taasoo saameyn ballaaran ku yeelatay shaqooyinka maalinlaha iyo guud ahaan isu socodka dalka Kenya.

Darawalada baabuurta ayaa sidoo kale aad uga cabanaya qiimaha ay ganacsatada iyo dowladdu ay ku kordhiyeen sicirki lagu iibin jiray noocyada kala duwan ee shidaalka.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda iyo ganacsatada Kenya oo xal ka gaaray khilaaf la xiriiray shidaalka