Dowladda Itoobiya oo magacowday guddiga wadahadal la fura TPLF

Abiy Ahmed

Xubnaha guddiga fulinta ee Xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya oo maalmihii lasoo dhaafay shir uga soco nayay magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in dowladda faderaalku ay aas-aastay guddiga wadahadalka xallinta dhibaatada Waqooyiga Itoobiya, kaas oo ka kooban 7 xubnood.

Maxamed C/raxmaan Gaataa ayaa warbixinan kasoo diray Jigjiga.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Itoobiya oo magacowday guddiga wadahadalka TPLF.mp3