Toronto —
Dowladda Canada ayaa ka hadashay fal naceyb la xiriira oo loo geystay qoys muslimiin ah oo deggen magaalada London- Ontario.
Booliska ayaa sheegay in hal qof lagu eedeynayo dhacdadaas.
Muslimiintana ayaa codsaday in si deg deg ah wax looga qabto dhibaatooyinka la xiriira islaam naceybka.
Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixinta ku eegaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan Islaam Naceybka Canada