Xukuumadda wadaagga ah ee boqortooyada dalka Holland ee uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Mark Rutte ayaa dhacday, xalay kadib markii afarta xisbi ee ku bahoobay dowladdaasi ay isku af-garan waayeen sida loo yareyn karo qaxootiga faraha badan ee dalkaasi soo gaara.
Hadaba Wariyaha VOA-da ee Yurub, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa khadka taleefanka ee magaalada Amsterdam kula xiriiray Prof. Xuseen Qadhiib oo ka faalooda arrimahada dalka Netherland, ugu horrayna waxaa ka hadlayaa sababta dowladaasi ay u dhacday.
Your browser doesn’t support HTML5
Xukuumadda Holland oo dhacday .mp3